Wasiiro & Xildhibaano ka hadlay dagaaladii B/Weyne iyo Wararkii ugu dambeeyey

Iyadoo dagaalo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Madaxweyne Waare iyo Ex-Gudoomiye Dabageed ay maanta ka dhaceen Magaalada B/weyne ayaa waxaa arintaas ka hadlay Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan federaalka oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan. Dagaalada maanta ka dhacay degaanka Kala-beyr ayaa waxaa ku dhintay askar ka tirsan labada dhinac oo uu ku jiray taliyihii … Continue reading Wasiiro & Xildhibaano ka hadlay dagaaladii B/Weyne iyo Wararkii ugu dambeeyey